Shiikh Shaakir oo shaaciyey in ciidamada DF ay ka howlgelayaan Dhuusamareeb

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ka howlgalaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Sheekh Shaakir ayaa hadalkan ka sheegay goor dhoweyd Munaasabad xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa uu sheegay in … Continue reading Shiikh Shaakir oo shaaciyey in ciidamada DF ay ka howlgelayaan Dhuusamareeb